Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin kulabisan Dharka Dumarka Oo Lagu Qabtay Burco iyo Amaandaradii Uu Sheegay Ingriisku Oo Dibada Usoobaxasa

Published on February 2, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay218

waxaa maanta  magaalada  burco  Ee Xarunta G/Togdheer Lagu Qabtay Nin Kulabisan Dharka Dumarka  islamarkaan  waday Falal Amaanka Ka Dhan ah  ninkan ayaa waxaa uu kujiraa imika Xabsika Dhexe Ee magaalada Burco marlasu aalay ninkan in uuyahay Al shabab ayaa uukagaabsaday hasa ahaate arintan ayaaku soobegmasa  Xili Dawladda Ingriisku Ku Eedaysay Amaandaro Deegamada  Burco iyo Hargaysa

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.