Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gabar Ladhalatay Madaxweynaha Somalia oo Markhaati Kufuraysa Wariye…

Published on February 2, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay289
Nuurto Sheekh Maxamud Calasow waa Gabar Ladhalatay Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Shiikh Maxmuud Waxana ay Kumarkhaati Furaysaa In Wariye Abdi-aziiz Kornto uu Yahay Dambiile

602143_446509778751175_750477812_n

maanta Ayaa Maxkamada Lagu Arkay Nuurto Sheekh Maxamud Calasow Waxana Bahada Warbaahinta ay Kaxumadeen Markhaatiga Beenta ah ee ay Samaynayso Nuurto Sheekh Maxamud Calasow

18416_446509945417825_1246807471_n

Lama Oga Sababta Kadanbaysa in Gabar Ladhalatay Madaxweynaha Lagunamgacaabo Nuurto Sheekh Maxamud Calasow Ay Markhaati Kufurto Wariye Kornto oo Isgu Sisharci Daro ah Laguxidhay

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Heestii Ha-iraadsan

.